Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Faa'idada ay dacarta u leedahy jirkeena?
(1/1)
miski2:
asc dhamaan bahda somalidoc waxan raba inan ogado faaidada ey dacarta uledahay jirkena waxan youtube yada ku aragna gabdho dhahaya jirkey u fican tahay sido kalane wajiga marsanaya hadaan xasaasiyad qabo wax miyey iga dhibeyaa maxeysana iso kor dhineysaa
SomaliDoc:
Faa'idada ay dacarta u leedahay jirka ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6025.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version