Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay bakteeriyada Calcium Oxalate?
(1/1)
Hamze_a:
Waa maxay bacteriada loo yaqaano calcium oxlate?
maxaa keena?
Calaamado noocee ah bay leedahay?
Maxaase lagu daweeyaaa?
SomaliDoc:
Calcium oxalate ma ahan bakteeriyo ee waa tilmaan lagu garto in dhagaxaan ay kilyahaagu ku samaysmi karaan haddii kaadida lagu arko.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version