Author Topic: Su'aal: Lugo xanuun jilbaha laabata seedaha?  (Read 6089 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saneeti

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Lugo xanuun jilbaha laabata seedaha?
« on: February 11, 2019, 11:08:01 AM »
asc dr waad ku mahadsan tihin sida wngsn oo aad bulashada ugu shaqeeyneeysaan
hooyadeeyda ayaa in mudo ah ka cawaneeyso xanuun dhanka seeedaha wiliba jiblaha meesha laa laabatada ah seedaha ku yaalo  dhowr jeer ayaa dhaqtar loo keeyey daawooyina waa loo soo qoray is badalna ma keenin maalmo yar ayey ku fiicnaaneeysaa kadib halkoodii  ayey ka bilaabanayaan xanuunka dadka waxeey dhaheen wax ku haayo waa riiq  in lugu is istaago ayaa rabtaa cml waan lugu is istaagay lkn wax is badal ah ma keenin hadana waxaa la dhahay wax ku haayo waaa dabeel  hada waxee qadaneeysaa dawada dabeesha dawadii markii ay bilaawday intii hore oo ay dhameysay labada lugood ayaa saaid u bararay oo xanuun saaid ah ayey ku qabteen markii la wacay qolada daawada siisay oo war bixintii loo kudbiyey waxeey dhaheen dabeesha ayaaa baxeeyso ee dawo kale ku darso si aay wada baxdo calamada lugu garto waaye markii aay dabeesha baxeeyso sidaas ayey u bararaaan lugaha  mar warkaas maxaaa ka jiro dabeesha wax jiro miyaaa mise wa wax qoraafaad ah dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Lugo xanuun jilbaha laabata seedaha?
« Reply #1 on: November 10, 2019, 12:16:05 PM »
Xanuunka maamada haayo wuxuu iila egyahay "osteoarthritis", waana midka bulshada u taqano riixa ama tufta, wuxuu la bararayo ma ahan hawo gashay ee qoraalkaan akhriso isagaa kuu faahfaahin doono cilladaan iyo siyaabaha loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33355
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32398
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23596
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41732
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29499
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc