Author Topic: Su'aal: Xiniinta ayaa la iga qabtay 4 sano ka hor?  (Read 203 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cawilyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xiniinta ayaa la iga qabtay 4 sano ka hor?
« on: February 11, 2019, 02:33:09 PM »
asc doc alah hakaa abaalmariyo hawsha adag aad umada somaliyeed u haysaan
doc suaashayda hadaan u gudbo waxaa layga qabtaa xiniinta bidix waxaa sidoo kale ilaa yarantaydii layga qabtaa qumanka (cunaha)
xiniinta waxaa layga qabtay 4 sano ka hor melahaa hada waxan jiraa 21 xaasna ma lihi
markii u horaysay aad bay ii kaartay aadna way u barartay waxaan u tagay farmashi wuxuna isiyay kiniino waxa u dhahay sadex casho so cun markan dhamaystay wan ku ladnaday 6 bil kadib laygaga so noqday
waxaan aaday dhaqtar garowe joga oo masaari ah computer ayu isaray wuxu isiyay kininkii oo kale iyo irbado waan dhamaystay mudo ayaan ku raystay hadana wa laygaga soo noqday waxaan ku noqday farmashigii. wuxu i qoray 7 irbadood oo midiiba isbuuc u dhaxaynayo waxaan aaday dhaqtar kale herar ethiopia ah wuxu ii qoray irbado iyo antibiotics hadana waxan mudo jogaba 2018 aya lagaga so noqday waxaan u tagay dhaqtar hargysa joga wuxu yidhi xididada dhiiga xininyaha kena ayaa ku bararsan waa in lagu qalaa bal mid kale ka hubi is idhi isna ila dawadii ethiopia ayu ii qoray ee an herar ka qatay wax xidid ah kuma bararsana ayu yidhi hada xinintii aad bay u yartahay tii kale marka lo eego mar mar ayan daremaya inay i xanunayso marka korka laga taabto oo kale xanuunyar oo laga daremayo dhinac kalida oo xiniinta ku beegan bisqin layda ah waxaad modaysaa in waran layga taagayo markaan taabto xininta meel ku began xininta xididkeedii
doc hada maxaa talo ahan ii siin lahayd sidoo kale waxay dhaheen ha samayn jimicsi nasasho badan qado kubad ama gym ma samayn karaa
aadbad u mahad santihiin