Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Saameynta push upka?

(1/1)

Axmed Shaakir:
Asc doctors salaan kadib aad ayaa umahadsantihiin habka wacanoo wngsn oo aadnooga haqabtirtaan waydiimaheena.

Alamiitada push upka looyaqaano ee qeebaha sare ee jirka murqahooda lagu dhiso kasakaw dhisida murqahaas
 maxay  qofka sameenaayo caafimadkiisa Ku yeelaneesaa mase laga dhaxli karaa saameyn danbe

Thank you

SomaliDoc:
Push-up waa nuuc ka mid ah jimicisiyada lagu dhiso murqaha gacmaha iyo xabadka, wax dhib ahne ma keento illaa inuu qofka horay uga xanuunsanaa seedaha iyo murqaha mooyee, taasoo jimicsigaasi uusan xamili karin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version