Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cod xirmay ayadoo aysan jirin qufac?

(1/1)

Osman Haji:
Asc doctors aadban idin kaga mahadcelinaya adega bulshada somaliyed uhaysaan.
Intas kadib waxan qaba su aal ah qof markisii hore si cadi ah uhadli karay balse hada codkii kaxermay xita an waxba laga maqlen maxa sababi kara ayado waliba aysan jirin qufac ama hergab iyo waxlamida...?  Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Adigoo hargab iyo qufac iyo cuna xanuun toona lahayn, hadduu codka kaaga tago waxaa lagaaga shakkinayaa xanuunka ku dhaco xargaha codka qaabilsan ee cunaha ku jiro, cudurkaasoo loo yaqaano "Laryngitis".

Aqoon u yeelo cilladaha kale ee keeno xabeebta iyo codka oo luma: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5327.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version