Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan qabaa xanuunka neerfaha?
(1/1)
Sayidcali:
Waan idin Salaamay Waxaan jeclaan lahaa inaan idin Weydiiyo Waxaan Qabaa Xanuunka Neerfaha Markastoo Neerfaha laiga qabtana Matag ayaa Sameeyaa Habeenkii?
SomaliDoc:
Walaal neerfo ma ahan cudur sidiisa u taagan, waa dareensidayaasha jirka, xanuuno badan ayaana ku dhaco ee fadlan dhakhtarka waydii cilladaada neerfaha waa nuucee si talo kugu haboon laguu siiyo, wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version