Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan ka cabanayaa biyo-baxa deg dega ah?
(1/1)
Omarabdi:
Asc wan idinsalamay bahda somalidoc. Walal waxan ahay 34jir xaasle ah waxan gursaday 3 sano kahor waxa nojoga wiil 2 jir ah. waxaan Kacabanaya Biyo-baxa Deg-dega ah kuma qancinkaro sariirta xaaskayga wax ka yar 1daqiiqo baan ku biyo baxaa. Dhakhtar waan aaday dawoyin buu isiiyey lkn waxba iskama dareemin. Ilatali maxaan sameeya. Mahadsaid
SomaliDoc:
Biyo-baxa degdegga ah waxaa keeno dhowr arrimood, waxaad u baahan tahay in waraysi qoto dheer lagula yeesho, midda kale uurqaadista kuma xirno inaad dhakhso biyo-baxaysid iyo in kale, akhriso waxyaabaha ugu badan ee keeno arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version