Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun aanan lahaan jirin ayaan isku arkay?

(1/1)

Yasiin:
Sck walaal aadban
Idiin salaamay somalidoc
Walaal xanuun aanan lahaan
Jirin ayaan isku arkay ila dhawr biloodba waxaan karaahsada
Dadka odhan kalinimada ayaan jeclahay,waxaan noqdaa rajo
La aan,hurdadu way igu yartahay
Dulqaad uma lihi caqabada yaryar
Ee nolosha xanaaq ayaa igu badan.
Fikirku waa igu badanyahay
Walaal talo ayaan idinka baahanahay
Mahadsanidin



SomaliDoc:
Astaamaha aad sheegtay waxay tilmaan u tahay cillada diiqada ama depression-ka ee ka akhriso qoraalkaan faahfaahin dheeraad ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0

Mohamoud Abdiaziz:
Fadlan Maku Cawin Kara Walal

Navigation

[0] Message Index

Go to full version