Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shaaha dumarnimada muu yareeyaa?

(1/1)

Amina abdirahman:
Asc
Dr waxaan rabaa inaa ku weydiiyo shaaha dhibaatoyin miyuu leyahay xaga dumarninada micnaha dumarka dhibaato miyuu u keenaa

SomaliDoc:
Maya, shaaha saameyn kuma lahan dumarnimada iyo ragannimada qofka....

Waxaa la sheegaa shaaha ugu qiimo badan dhinaca caafimaadka inuu yahay kan cagaaran, halkaan ka akhriso qoraal aan hadda ka hor uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6210.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version