Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Isla qaadashada daawada iyo liinta?

(1/1)

Hbboy:
Asc dr in badan waxaan maqlaa qof qaato/ u socoto  daawo in uusan u dhawaan liinta
Liinta wa vitamin maxay dadka u dhahaan waxey burineysaa ama ka hortageysaa daawada?

SomaliDoc:
Liinta aan la la qaadan daawada ma ahan tan dhanaanta ee tan bambeelmada, afka qalaadne lagu dhaho "Grapefruit", taas ayaa daawooyinka badanaa ka dhigto mid aan waxtarayn, laakiin liin dhanaanta waad isticmaali kartaa iyadoo daawo kuu socoto, waxtarka liin dhanaanta iyo caafimaadka laga helo ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6699.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version