Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhidid badan iyadoo xanuun jirin?

(1/1)

Iimaan:
Dhamaan waa salaamin Dhaqaatiirta salaan ka dib
maxaa keena dhidid badan oo aan wax xanuun ah jirin

SomaliDoc:
Way jiraan dad aad u dhidida iyagoo caafimaad qaba, taasina waxay badanaa ka timaadaa qanjirrada dhididka oo xad dhaaf u shaqeeyo, faahfaahinta arintaan iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version