Author Topic: Su'aal: Maxaa keena hamiga badan?  (Read 5347 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Samaara

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keena hamiga badan?
« on: February 22, 2019, 02:13:47 PM »
Asc Dr waxa rabaa inaan wax badan ka ogaado hamiga badan waxa keena waxan ahay qof wax walba ku hamiya tusaale mar waxan ku hamiya inaan baxo oo an dibada ado anigo tii ka rumeen ayan hadana waxan ku haminaa inaan shaqeesto hadana anigon ka rumeen midaas ayaa hadana ku hamina inaan guursado marka Dr maxaa keena hamigaas badan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena hamiga badan?
« Reply #1 on: November 24, 2019, 02:15:15 PM »
Taasi cudur maahan, way jiraan dad si sahlan wax kasta ula laab-la-kaco, taasina inaad hammi badan tahay maahanee, dadka aad la sheekeysanaysid ama asxaabtaada ayaa saameyn kugu leh, tusaale ahaan haddii lagaaga sheekeyo qof dibadda tagay oo sidaada oo kale ah oo wax ka soo fa'aiday, waad ku hamminaysaa isla markiina go'aan ayaad qaadanaysaa, sidoo kale haddii maalmo ka dib qof kale kaaga sheekeeyo guurga iyo arrimahiisa waad la laab kacaysaa, marka waxaan talo ahaan kuu siin lahaa in wixii qorsho ah ee kugu soo dhaca ama laguu sheegaba inaad ka fakartid oo isbar-bardhigtid oo waalidkaa ama walaalkaa ama saaxiibkaa aad ku  kalsoon tahay la tashatid, kadibne go'aan gaartid, Alle tala saaratid, kadibne wixii kaloo laguu sheeg oo qorshahaaga kaa leexinaayo aadan ku hammin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57177
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 164331
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 108446
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 59198
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 64080
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig