Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Madax xanuun iyo indhahoo caad fuula?
(1/1)
Zakeriye:
Dr. Waaad ka hadasheen xanuunka Migraine ee sameeyn maku leeyahay indhaha waayo markii ku xanuunkan ku hayo indhaha waa xanuunaan oo caad ba ika fuula
Jawaab wacan
SomaliDoc:
Haa, waxaa jira goonjabka nuuc indhaha saameeyo waxaana loo yaqaanaa "Ocular Migraine", indhaha caad ayaa fuulo, araggane wuu ku yaraadaa, kadibne 1 saac kadib ayay ishii caadi ku soo laabataa, haddii qaabka laguu haayo aysan sidaa ahayn fadlan dhakhtar indhaha la xiriir si laguu baaro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version