Author Topic: Su'aal: Geedka safiican iiguma kacaayo?  (Read 6855 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saakow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Geedka safiican iiguma kacaayo?
« on: February 22, 2019, 11:45:16 PM »
Asc
Dr. Waxaan ahay wiil dhaliyaro ah oo dhawaan guursaday intii hore caadi bay ahayd dareenkaygu. Lkn hadda waxaa dhacay inaan hamoonayo geedkiina uusan saani u kacayn ama si dhakhso ah u damayo anoon hawshiiba bilaabin. Dhibkaas ayaa i haysta Dr. In muddo ah ee maxaad igula talin lahayd ee aan sameeyaa.
Aad ayaad u mahadsan tahay Dr.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Geedka safiican iiguma kacaayo?
« Reply #1 on: November 24, 2019, 02:09:49 PM »
Mararka qaar in si kumeel gaar ah ay xubinta kuugu kicisi ama hammiga kaa yaraado waa arrin dabiici ah, laakiin markay joogto noqoto ayaa xal la raadiyaa, dhalinyaro badan ayaa guurka ka dib isku arka dareenkooda iyo hammigooda oo aan ahayn siduu ahaan jiray guurka ka hor taasina waa arrin salka ku hayso fakrado khaldan sida in qofka kacsigiisu joogto iska ahaan doono maadaama guurka ka hor uu dareen yar ku kacsan jiray.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan howlgabka kacsiga iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaad Ka Taqaanaa Geedka Bunka Ama Kafeega (Coffee)?.

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 16259
Last post January 17, 2012, 04:13:18 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Wax iiga sheeg caafimaadka geedka DACARTA?

Started by Ibnu muhammadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 73340
Last post September 02, 2015, 02:45:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxay Faa'iidadda Caafimaad Ee Geedka Koostadu?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 53155
Last post February 15, 2016, 08:32:14 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng?

Started by Harun HurunBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7139
Last post August 01, 2016, 05:59:44 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ha layga caawiyo helitaanka geedka (astragalus)?

Started by IdilnuuraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3912
Last post October 13, 2016, 09:51:46 AM
by SomaliDoc