Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ma jiraa kareem la mariyo xubinta ragga?
(1/1)
شرحبيل:
Asc Dr .
Dr waxaan rabaa inaa kuweydiiiyo :
1. Kareemooyin majiraan xubinta taranka raga lamariyo si uu darenka uyareeyo , waqtiga galmadana lafogeeesto ?!
2. Hadii ay jiraan kareemo nuucas ah ma iishgi krtaa magacyadooda ?
NB ; Dr dhowr jeer ayaan suaal KUSOO weydiiyey jawabna mahelin , ee isoo jawab.
SomaliDoc:
Haa way jiraan kareemyo dareenka yareeyo si loo dheereeyo biyo-baxa, waxaana badanaa lagula taliyaa ragga ka sheegto biyo-baxa degdegga ah, waxaana ka mid ah kuwa la dhaho "Lidocaine sprays" inkastoo ay kala duwan yihiin.
N.B: Su'aalaha aan ka jawaabno saf ayay ku socdaan, siday u kala horeeyaan ayaa looga jawaabaa, haddii ay jirtay su'aal tan ka horreysay oo aad adigu soo gudbisay, waa hubaal in laga jawaabay ee dib u baar..
Navigation
[0] Message Index
Go to full version