Author Topic: Su'aal: Waxaa la iga saaray qanjirada?  (Read 6356 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Atika

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa la iga saaray qanjirada?
« on: February 25, 2019, 10:40:39 AM »
Asc dr waxaan kacawanaya qanjirada wana la iga saray kuwa tonsils ka waliba sabab an  cadeyn walina wa ixanunayan o hergab yar hadu igu dhaco boog aye noqonayan qandho wadata barar wadata waxna kama.laqi karo plz tala iga sii sida ugu dhaw
Sido kale qanjir kasta o jirka aya ixxanunaya kala gosyada sido kale waxa la iga shegey thyroid asna dawadisa faida kuma hayo
Wixi allah ka fahansiye iga sheg dr
Mhdsnd




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa la iga saaray qanjirada?
« Reply #1 on: December 01, 2019, 01:28:20 PM »
Walaal waxa lagaa saaray inay quumanka "Tonsils" yihiin iyo inay qanjiro "adenoid" yihiin inaad kala ogaatid marka hore ayaa muhiim ah, midda kale maadaama aad tiri qanjir kasta oo jirka ku jira ayaa i xanuunayo waxaad u baahan tahay baaritaan guud ee fadlan dhakhtar safiican kuu waraysto la xiriir. Allaha ku caafiyo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16184
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12646
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15125
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61131
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14131
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc