Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: DAAL IYO AWOOD DARRI?
(1/1)
Abdalla001:
Asc dr, Waxan ahay xaasle, wax balwad ah ma lehi, waxaan inta 2 asbuuc ah isku arkay Oo aanan lahaan jirin, daal badan oo aanan garanayn iyo in aan awood u yeelan waayo kulanka sariirta, maxay noqon kartaa???
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayay noqon kartaa, xanuun walbane wuxuu keeni karaa in xagga sariirta kugu cuslaato... marka waxaa haboon in safiican laguu waraysto ood dhakhtar la xiriirtid si loo ogaado waxa daalka iyo tabardarrida kuu keenay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version