Author Topic: Su'aal: Tiifow, Gaas iyo Ambeebe hal mar ah?  (Read 4058 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zakiyare12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Tiifow, Gaas iyo Ambeebe hal mar ah?
« on: March 12, 2019, 02:32:48 PM »
asc dr.
waxaan ku waydin . ruuxa hal mar maku kulmi karaan "  tiifow  gaas iyo ambeebe ..?
 
hadi  sadexdaa cudur laga helo qaabke loola tacaali karaa  dr.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Tiifow, Gaas iyo Ambeebe hal mar ah?
« Reply #1 on: February 09, 2020, 12:31:26 PM »
Badanaa ma dhacdo in hal mar qof laga helo cudurradaas laakiin waa suuragal hadduu qofka cunno ama biyo wasakhaysan uu cuno maadaama sadaxdaas cudurba saxarada laga helo, ayna dhici karto in kuwa hore adoo u qabay sida ameebaha iyo h.pylory-ga inuu tiifowga caloosha (Salmonella) kugu darsamay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee Ayaad Ku Ogaan Kartaa Inuu GAAS Ku Soo Hayo?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15504
Last post December 10, 2013, 02:11:38 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6409
Last post October 10, 2017, 09:05:34 PM
by CilmiSabca
Gaas / Gaastiriko (Gastritis) - Stomach or Peptic Ulcer

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 11
Views: 151839
Last post February 05, 2022, 04:57:44 PM
by Milica_soomali
Su'aal: Gaaska bactera-yada sababta ama Gaas calooleed?

Started by HanadhaliyayBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7686
Last post June 05, 2016, 07:59:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gaas Ayaa I haya dawooyinkisana waan qaatay?

Started by QoorleexBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5161
Last post May 04, 2017, 11:30:25 AM
by SomaliDoc