Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Tiifow, Gaas iyo Ambeebe hal mar ah?
(1/1)
Zakiyare12:
asc dr.
waxaan ku waydin . ruuxa hal mar maku kulmi karaan " tiifow gaas iyo ambeebe ..?
hadi sadexdaa cudur laga helo qaabke loola tacaali karaa dr.
SomaliDoc:
Badanaa ma dhacdo in hal mar qof laga helo cudurradaas laakiin waa suuragal hadduu qofka cunno ama biyo wasakhaysan uu cuno maadaama sadaxdaas cudurba saxarada laga helo, ayna dhici karto in kuwa hore adoo u qabay sida ameebaha iyo h.pylory-ga inuu tiifowga caloosha (Salmonella) kugu darsamay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version