Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun lafaha gaar ahaan calaacusha iyo jilibka?

(1/1)

Qoorgaab120:
Asc Dhaqatirta Sharaf waa mahadsantihiin qaabka qurxoon ee aad u caawisaan umada Somaliyed.

Ka dib hadan ka hadlo xanuunkayga waxan isku arkay mudo ila afar sano ah, xanuun aan fahmi wayay.
Waxan xanuun ka dareemaa gacanta isgoyska calaacusha qeybta banaanka xigta sidoo kle jilibka qeybta gudaha xigta.
Marka 1 aad waxan dareema inyar xanuun ah markaan xoogaa riixriixo waa kasii daraa, aad ayayna ii xanuuntaa ilaa murqaha iyo lafaha ka danbeya ayan ka dareemaa, xanuunku  wuxuu jiraa ilaa 24 saac ka dib caadi ayay noqotaa asbuucyo ama bilo ka dib hadane wan isku arkaa.
MAHADSANIDIIIIN

Navigation

[0] Message Index

Go to full version