Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun dhuunta ah ayaan muddo dareemayay?

(1/1)

Susu:
Asc dr aad bad umahadsanthy sidad bulshada ucaawinayso dr xanuun dhunta ayaan mudo daremay  marki uhoraysay 5sano kahor ahed isbital tagay inflamation yar jiro dhahay dawo ayuu isiyay alx wan jucaafimada iminka ayuu xanunki igusonoqday  mudo 4 bil tos udaremaya dr tagay comouter isaray wuxu dhahay small nodule 5 mml ama wa normal ayuu sosaray xanunki wu isiihayaa wusibadanay dr kale utagy tube sanka igaliyay dhunta sawiraya dawooyin isosisay wan dhamaystay still xanunki wujira 26 bisha labalansanhay maxad igula talin laheed hadalka wu idhibaya liqida sidokle in waxburan dhunta igaga jiraan daremaya xanuun gaaas ayaan leyahay kasna wukeni karaa dhahday thanks dr

Navigation

[0] Message Index

Go to full version