Author Topic: Su'aal: Shirkad la dhaho "Forever Living Product"?  (Read 2582 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aisha Hamud Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Shirkad la dhaho "Forever Living Product"?
« on: March 22, 2019, 07:50:12 AM »
Asc wr wb aad baad umahadsantihiin somali Doctors caawimaada aad siisaan umada soomaliyeed aniga suaashaydu waxay tahay waxaa jirta shirkad la dhaho forever living product oo soo saarta wax yaalo cosmetics iyo daawooyin isku jira daawoyinkaas oo isku jira sharaabyo,kaniiniyaal iwm marka anigu dhawaan ayaan ku biiray shirkada waxaana gadaa alaabta inta cosmetics ka kaliya maxaa yeelay waxaan ka baqay hadan siiyo dadka dawooyinka ay leeyihiin cuduro bay daawo uyihiin ay ka mid yihiin gaaska,dhiig karta,sonkorta,dadka dhalmada iska waaya in uu wax kale ii keenan dadkiina aan wax ugu gaysto marka fadlan iga caawiya shirkadaas iyo alaabeheda hadii aad idin ku wax ku daawayseen ama aad aragteen wax isticmaalay oo idinla so xariiray mahadsanidiin




 

الحب الرومانسي انتهى " الحب هو عبارة عن برو

Started by YaxyaBoard Feel Free Here

Replies: 9
Views: 19686
Last post September 16, 2009, 10:54:46 AM
by Mandeq
Su'aal: Markii aan is dhaho suuliga waad ka dhamatay daqiiqado ka dib kaadi ayaa timaado?

Started by JaaburiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 40804
Last post March 04, 2011, 09:41:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawada jilcisada la dhaho maxeey dhibaato u leedahay tinta?

Started by Hanna HuteBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10860
Last post March 30, 2016, 04:30:29 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Nabarka dabada kasoo baxo ee la dhaho FISTULA?

Started by Abdulkadir HajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9393
Last post February 02, 2016, 03:08:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun ayaa I haya la dhaho CNV waa virus?

Started by Umu c/rahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2921
Last post May 06, 2016, 08:36:58 PM
by SomaliDoc