Author Topic: Su'aal: Xaaskayga ayaa ilmo ka saqiireen?  (Read 2419 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Keinan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaaskayga ayaa ilmo ka saqiireen?
« on: March 23, 2019, 04:44:22 PM »
Asc,Salan kadib Dr ka Aad baan ugu mahad celinaya Shaqada Muhiim ka ah ee  UMADA SOMALIYED U haayo JAZAAKA LAAH.

Suasheyda waxa aytahay xaaskeyga ayaa bishi u danbesay e dhalida ilmo ka saqiren weyna dhashay cunug med ah, dhaqatirta waxey dhahen markey u yelato inoo gen si loobaro xaladeda cafimaad, 5 bil kadib wan u celiyay baritanki wuxu shegay in KETONE laga helay kadida marka ketone maxa laga wada faahfaahin naga si dr iyo sida lola tacaalo
Mahadsanid.