Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xaaskayga ayaa ilmo ka saqiireen?
(1/1)
Keinan:
Asc,Salan kadib Dr ka Aad baan ugu mahad celinaya Shaqada Muhiim ka ah ee UMADA SOMALIYED U haayo JAZAAKA LAAH.
Suasheyda waxa aytahay xaaskeyga ayaa bishi u danbesay e dhalida ilmo ka saqiren weyna dhashay cunug med ah, dhaqatirta waxey dhahen markey u yelato inoo gen si loobaro xaladeda cafimaad, 5 bil kadib wan u celiyay baritanki wuxu shegay in KETONE laga helay kadida marka ketone maxa laga wada faahfaahin naga si dr iyo sida lola tacaalo
Mahadsanid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version