Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Habeenkii dareen saxaro ayaan la soo toosaa?

(1/1)

Abdiaziz mohamed:
ASC ad aya umahadsantihin dhaman inta kaqeyb qadato wacyi sintada bulshadena gaar ahan baxda Somali doc. Markan intasi kaga gudbo suasheyda wax mid an anigu isku arkey ciladuna wexey tahay ma aqaan. Walal waxan in muda ah isku arkey San ujoga marmarka qar habenki saqta dhexe  ayan sokacaya anigo an modo in wax Saxara cml ey I hayso blse an koor ukicii Karin o qeybti wasarada laigu badalayo xanun iyo wax ad modo waran laigu tagayo inta udhexeyso qeybta saharada ey kasobaxda ila xininyada wuxuna I haynaya ila iyo 30 daqiqo in ladhan.marka inad ishegtan ciladano wax kenayo iyo asbabaha lagu daweynikaro.
MAHADSANIDIN

Navigation

[0] Message Index

Go to full version