Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kaadidadydu cadaan ayay isku badashay?

(1/1)

Biibaaye500:
Asc ditoore waad ku mahadsantaha marka hore shaqada aad bulshada uhaysid ditoore maalmahan waxan isku arkay in kaadidaydu ay cadaan isku badashay dhowr subax ayan isku arkay ciladan mana isku ogi wax xanuun ah

Navigation

[0] Message Index

Go to full version