Author Topic: Su'aal: Markuu ooyo madaxa ayaa kala barmaayo?  (Read 2382 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline UK424

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Markuu ooyo madaxa ayaa kala barmaayo?
« on: March 24, 2019, 04:21:01 PM »
dr wan rabay inad iga jahilbixiso jiro ilmood will aan dhalay aya iga xanunsan oo 3billod jiro wilka markuu oyo sanka ila maskaxda aya kala barmeso caloshane walag hay oo dhuso urr badan uu dayna xaskeyga  wexe u keysay shiiq marku arkay willki wuxu dhahay wax hayo jiro ilmod calosha iyo madax aya laga haya marka 500 sh.s kena wan idin quraan sara arinta ayan rabay inad iga jahil bixiso