Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Markuu ooyo madaxa ayaa kala barmaayo?
(1/1)
UK424:
dr wan rabay inad iga jahilbixiso jiro ilmood will aan dhalay aya iga xanunsan oo 3billod jiro wilka markuu oyo sanka ila maskaxda aya kala barmeso caloshane walag hay oo dhuso urr badan uu dayna xaskeyga wexe u keysay shiiq marku arkay willki wuxu dhahay wax hayo jiro ilmod calosha iyo madax aya laga haya marka 500 sh.s kena wan idin quraan sara arinta ayan rabay inad iga jahil bixiso
Navigation
[0] Message Index
Go to full version