Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilmo waqtigoodii ka hor ku dhasha (6bil).

(1/1)

Nafta cadey:
Asc Dre, alle haku barakeyo cilmigaga , Dr waxan ku waydiinaa gabar an sxbo nahay waxa ku dhacda marwalba oo ay uur yeelato cunugu markay 6bil u dhamaato wu soo baxaa, oo wqxay arkee xabkii oo so jeeda ka diba fool aya qabaneysa ka dibna wu dhimanaa cunuga marku dhasho, hada 2 cunug ayaa saas uga dhimatay marka Dr maxay tahay ciladaas maxaase keeni kara? Mida kale ilmo 6bil ah ma noolaan karaan hadi dhalada ilmaha la galiyo?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version