Author Topic: Su'aal: Maxaa keena dhidika badan?  (Read 4037 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdulahi abdirahman

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keena dhidika badan?
« on: November 25, 2018, 09:33:07 PM »
Asc doctor, aad ayaan kuu salaamayaa, magaceyga waa abdulahi, digtoore waxaa si aad ah ii dhibay dhidid, haddii ay qabow tahay, haddii ay kuleyl tahay, haddii aan socdo, haddii aan shaah cabo, haddii aan masjid ku tukanaayo, mar waliba waan dhididaa digtoore, 3 daqiiqo kaliya haddii aan socdo dhidid ayaa jirkeyga oo dhan qoynaya, mana aqaan sababta, waligey ma arkin qof iga dhidid badan, digtoore waxaa iigu daran ayadoo aysan cadceed jirin marka aan iska dhidido.

Marka waxba yaanan hadalka badine digtoore dhididkaas xad dhaafka ah maxaa sababa maxaana daawo u ah.

Inaad ii jawaabi doonto ayaan rajaynayaa digtoore, mahadsanid jazaakallaah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena dhidika badan?
« Reply #1 on: March 26, 2019, 08:30:00 PM »
dhididkaas xad dhaafka ah oo hadane joogtada ah waa cillad ay dadka qaar ku dhashaan, waxaana loo yaqaanaa "Hyperhidrosis", fadlan faahfaahinta qoraal aan horay uga hadalnay arintaa ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 63451
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 171709
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 115760
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 64739
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 70256
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig