Author Topic: Su'aal: Xanuun xabadka iyo naqas?  (Read 4151 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Axmed bisle

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuun xabadka iyo naqas?
« on: December 03, 2018, 02:10:09 AM »
Asc wll waxaan rajaynayaa inaad icaawin doontid si aan u ogaado xanuunkaan ihaya.

Wll bil iyo bar ayaan waxaN dareemayaa xanuun xabadka ah sidoo kale neefta oo igu yar markaan iskala bixiyo xabadka lafta kutaala waxaan kadareemayaa qac sida laba laf oo kala baxay sidoo kale markaan saa'id uneefsado iyadana sidoo kale ayaan maqlaya markaan ayaamo jimicsiga ka nasto xanuunka xabadka wuu iga ba'aa markaan isdhaho malaha wad cafimaaday ayaan push up dheelaa hadana xabadka ayaa ixanuuna sido kale neefta qaadashadeedu way idhibta.

Bir aan weight saxa lahayn ayaan ku jimicsaday dhowr maalmood ma isleedahay saamayntu waa iyada.

Baryahaan waxaa iiwehliya madax xanuun iyo margiyo xanuun, madaxa oo aad moodo inuu culays iga saaranyahay kaga daran dhagaha ayaa aad iixanuuna mar marka qaar sida inay qarxeen cml.

Wll waxaan rajaynaya inaad icaawin doonto inzha allah ilhy haku naxariisto aduun iyo aakhirabe




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun xabadka iyo naqas?
« Reply #1 on: March 29, 2019, 08:02:53 PM »
Xanuunka aad feeraha ka dareemayso, markaa iskala bixisidne ay jucsamayaan, kadibne aad nafis dareemayso waa cillad dadka qaar isku arkaan waxayna la xiriirtaa carjwada isku hayso lafaha feeraha, faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5852.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35801
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 35329
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 25937
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 44695
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31725
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc