Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha ayaa iga soo Daaha?

(1/1)

Ahmetresta2017:
Asc waxaan ahay nin xaasle ah waxaan qabay Gabar Soo Dr Biyahaygu way soo daahaan waxaa laga yaabaa inaan ciyaarta Game ka wakhti dheer ku jiro iyadoo Qoftii raaxo bogatay dr wax dawo ah ma qaato Xaaskuna markasta waxay igu tiraahdaa war maxaad soo cuntay ama isticmaasha Dr kaliya waxaan cabaa caano gaal marka Ma dhibaata Xaaskiina way iga cabanaysa Soo Sidee usoo dhawynkaraa Biyaha?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version