Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Candhuufta Aakhda ah ee soo raacdo?
(1/1)
Alcadaala59:
Asc Dr aad baan ku salaamayaa salaan dabadeed
1- waxaan rabay inaad iga jaahil bixisid caafimaad ahaan maxay udhimaysaa candhuufta adag ee aakhda ah oo mararka qaar ay soo raacdo xabad tin ah oo tinta yar yar ah maxaa keenaayo oo sabab u ah? Waana mudo 5 sano ah isku arkay
2-mida kale in mudo 2 sano ku dhawaad ah dhuunta xag bidix ayaan waxaa ka dareema wax kuusan oo wuxuu soo weynaadaa markaan cuno waxyaabaha dhanaanka ah sida liinta iyo cusbada iwm oo markaan dhameystana wuu noqonaa oo (yaraanaa)
Dhaqtarna ilaa 3 jeer baan utagay oo xataa mar scan lasaaray oo ay igu dhaheen waxba maqabtid oo waad fiicantahy
Navigation
[0] Message Index
Go to full version