Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Timaha oo iga daadanayo?

(1/1)

Libaaxa layrta jiifa:
Doctor waan ku salaamay marka hore
 
waxaan ka cabanayaa Timaha oo iga daadanaya nafaqo darro awgood doctor ban u tage wuxuuna iisoo qora Kaniinka PERFECTILE 40 xabo waan cunay waxna iskama hayo ee walal ma isticmaali karaa Basasha maxaadse igula talin lahaydeen

Navigation

[0] Message Index

Go to full version