Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sankaa iga xiran maalin kasta?
(1/1)
Cali Ibraahim:
Asc Dr's waad ku mahadsantihn runtii hawsha aad inoo heysan.
Waxn isku arkey mudo ka badan 3sano caabuqa SANKA
Imbadan ayd ka hadshen caabuqa ku dhaca SANKA qaasatn sanboorka
Su'asheyda ayaa waxay tahy SANKA iga xiran maalin kasta kuleyl ha jiro ama qabob
Madama sanboorka waqti soo kaco ama sababo kusoo kaco
Dad badan ayn arkey qaba sanboorka wey iga duwanyihn sida aniga maalin walba SANKA iiga xiran uguma xirnanayo
Idinkoo mahdsan talo iga siya
Navigation
[0] Message Index
Go to full version