Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhabar xanuun caadada ka dib?
(1/1)
Rasia Ali:
Asc wr wb Somali doctors
Maxaa kena dhabar xanun ka dib marka xeydh/ama cadada laga meydho ka dambeya waxaa aan aad u darema dhabar xanun marka dhiga ka meydho maxa sababa? Waxan ahay dumar dhiga aad ugu xununsada mataq iyo lalabo ban ka qada cuntana igu ma dagto dhiig badana waa iga baxa walina ma gursanin maxa sababa
Mahadsaniidin Somali doctors jawab wacan
Navigation
[0] Message Index
Go to full version