Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Siduu wax u taraa Geedka Qustul-hindigu?

(1/1)

Fuaad08:
ASC Dr. C/lahi Mahdi waan kaaga mahad naqayaa waxtarka aad u tartay dadka afka Soomàliga ku hadla ma u malaynayo in shakhsi waxqabadka intaa le'eg  keligii qabtay inuu Soomaali ku jiro Ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuu Saaro Dr. Suaashaydu waxay tahay  Geeka  la yidhaa Indian Costus ama afka Carabiga Qustul Hindi lagu yidhaa Waxan Culimada ka maqlay in NABI MUXAMED NNKH uu sheegay in samboorka lagu daweeyo Isla markaana ay culimadu sheegeen inuu xanuuno kale oo badan daawo  ka yahay Dr waxan u baahanahay inaad geedkan xaqiiqadiisa noosoo gudbiso. Xaqiiqdu waa siduu NABIGU NNKHA Sheegaye lkn Aad noo faah-faahiso Mahadsenid

Navigation

[0] Message Index

Go to full version