Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xiska meesha dhagta ku beegan?
(1/1)
Cabdi Mudalib:
ASC Somalidoc. KHAYR Allah Ha idin siiyo sida aad ugu hagar baxaysaan Dadkiina.
Waxaan qaba su"aal iimuhiim ah.
Nabar sidii kasoo bax oo kale ah ayaa iga soo baxa xiska ama dhafoorka dhagta ku dhow , Mudo Badan ayuu igu soo noq-noqonayey waa mid wayn ku dhowaad 8 sano ayuu hadba iga soo baxaa markii uu bil ama labo bil iga maqnaado, Sidee Ula Tacaali karaa maxaana keeni kara Inuu si Joogto Ah usoo Noqdo?
Waxaan ka qaaday sawiro ee xagee ku soo diri DOC Si Aad u Aragto Mahadsanid
Cabdi Mudalib:
JAWAAB BAAN SUGAYAA SOMALIDOC WD MAHADSAN TIHIIN
Cabdi Mudalib:
jawaab fadlan
Navigation
[0] Message Index
Go to full version