Author Topic: Su'aal: Xiska meesha dhagta ku beegan?  (Read 2691 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdi Mudalib

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xiska meesha dhagta ku beegan?
« on: April 26, 2019, 01:31:51 PM »
ASC Somalidoc. KHAYR Allah Ha idin siiyo sida aad ugu hagar baxaysaan Dadkiina.
Waxaan qaba su"aal iimuhiim ah.

Nabar sidii kasoo bax oo kale ah ayaa iga soo baxa xiska ama dhafoorka dhagta ku dhow , Mudo Badan ayuu igu soo noq-noqonayey waa mid wayn ku dhowaad 8 sano ayuu hadba iga soo baxaa markii uu bil ama labo bil iga maqnaado, Sidee Ula Tacaali karaa maxaana keeni kara Inuu si Joogto Ah usoo Noqdo?

Waxaan ka qaaday sawiro ee xagee ku soo diri DOC Si Aad u Aragto Mahadsanid




Offline Cabdi Mudalib

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Xiska meesha dhagta ku beegan?
« Reply #1 on: April 30, 2019, 10:36:23 AM »
JAWAAB BAAN SUGAYAA SOMALIDOC WD MAHADSAN TIHIIN

Offline Cabdi Mudalib

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Xiska meesha dhagta ku beegan?
« Reply #2 on: May 05, 2019, 12:49:35 PM »
jawaab fadlan


 

Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14154
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig?

Started by MaimunakhalifBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4070
Last post March 25, 2016, 09:01:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan iska dareema cillad dhagta bidix ah?

Started by Cabdi CaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2684
Last post December 16, 2016, 08:00:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhagta saaid ii xanuunto?

Started by MunoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2959
Last post May 12, 2017, 07:49:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cillad dhanka dhagta ah?

Started by Hani HassanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2557
Last post August 07, 2020, 02:39:10 PM
by Hani Hassan