Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xabag Gd maxay caafimaadka u tartaa?

(1/1)

Abdikaadir:
Asc dhamaan dhakhaatiirta website kan waadna ku mahadsan tahiin sida hagar la'aanta ee aad bulshada Somaliyeed uga haqabtirteen su'aalaha caafimaadka ku saabsan, haddi aan dulecdeeyda usoo dago waxaan jecelahay inaan idhiweydiiyo Xabag God maxay caafimaadka ka tartaa? English ahaan waxaan umaleynayaa iney ku noqonayaa "Shilajit" Thanks

Navigation

[0] Message Index

Go to full version