Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaniinyaha waxaan ku leeyahay canbaar?

(1/1)

Ahmed Mohammed 123:
Asc bahda somalidoc.com
SU'AAL
Waxaa xaniinyaha ama dhikilaha iga soo baxay canbaar, aadna way ii cuncunaan marka aan suuliga iyo marka aan seexanayo.
Markaa maxaa Keenan, sideena isaga daawayn karaaa   bal I faahfaahi in sha allah

Navigation

[0] Message Index

Go to full version