Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Neerfo inuu i haayo ayaan u malaynaa?

(1/1)

Ahmed750:
My name is ahmed.
Asc bahda somalidoc aad u mahsantihiin manta waxaan rabaa inan idinla wadaago xanuun aad i dhibay isbitaalo badan aan u tagay
Waa xanuun aan garan waayay lkn u maleeyay neerfo
Astaama aan isku arko waxaa ka mid ah
1- madax wareer yar oo badneen
2 -murqo xanuun, daal iyo wahsi badan
3- qoor xanuun.
4 -madax xanuun.
5- foolka aan wax ka dareemo.
6- marmar indha korkooda oo i xanuuno.
7- mar mar dhabar xanuun.
8- carafta oo i dhibta sida barfuunka.
9 -waxan jeclahay in ley riixriixo.
10- markaan hurdo malintii waxan ka qadaa daal iyo madax xanuun.
11- timta markaan jaro maalin kadib aad ley qabta oo inta aan sheegay aad ii qabto waxaa i dheer kor hur.
Xanuunka wuxu igu bilowday 16 jirkeygii hada waxaan jiraa 24
Sanadkii halmar ayaa lii qabtaa xanunkan wuxuna i haaya 4 bil cml.
Doctore aad u dhibay xanuunka niyad jab iyo walwal igu riday.
Waxan rajeena inaad jwb fiican iga siisida

Ahmed750:
Xitaa waxan leeyahay hilmaan
Kala goosyo xanuun
Kor hur.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version