Author Topic: Su'aal: Naaskaa i xanuuno markaan banooni ciyaaro?  (Read 3937 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hamze_a

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naaskaa i xanuuno markaan banooni ciyaaro?
« on: December 25, 2018, 01:37:43 AM »
ASC dhamaan bahda somali doc aad baa ugu mahadsan tihiin shaqada wanagsan aad uhaysan bulshada soomaliyed ee la daalaadhacaysa xanuunada

Dhaktar markaan banooniga ciyaarayo aan xiiqo waxaa aad iixanuunta naaska midigta meeshu ku yaalo oo ah bara wadnuhu ku yaalo meesha la siman iyado aad moodid in sanqadh ka baxaso




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naaskaa i xanuuno markaan banooni ciyaaro?
« Reply #1 on: April 28, 2019, 11:40:36 AM »
Wadnaha wuxuu ku yaallaa dhinaca bidix, haddii aad xanuun ka dareemaysid naaska bidix hoostiisa markaad jimicsi samaysid ama aad orodid waxaa laga yaabaa inuu ku soo hayo xanuun xididada wadnaha galo oo loo yaqaano "Angina", faahfaahinta xanuunkaan iyo astaamihiisa ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0

Haddii ay cilladaan joogto noqoto waa muhiim inaad dhakhtar la xiriirtaa sida ugu dhakhsiyaha badan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7257
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 19947
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 51692
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 117582
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10604
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc