Author Topic: Su'aal: Feedhaha ayaa i xanuunaya ilaa 4 Sano?  (Read 2398 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaariye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Feedhaha ayaa i xanuunaya ilaa 4 Sano?
« on: April 30, 2019, 09:30:06 AM »
Asc SomaliDoc, Muddo 4 Sano ah waxa i xanuunaya Feedhaha oo aan weliba Dusha iga damqanayn ee aad moodo in xanuunku gudaha jiro, waa Naaska Bidix Hoostiisa Feedhaha ku beegan oo xaga hore iyo dhan ka danbe ba ah. Dhawr Dhakhtar baan u tegay oo mar TB la iga baadhay Raajo na marar badan baa la isaaray. Report ga raajadu Fluid baa jira ayuu xitaa sheegayaa Heerkulka Jidhkaygu na aad buu u sareeyaa markasta xitaa Qaboobaha. marka aan yar gaajoodo ama aan werwero ayaanay igu darantahay xanuunkaasi oo aan xitaa Neefta ku dareemayaa.
Gastric baa la igu sheegay xun, DR markaas Maxaa keenaya Fedho xanuunkaas mudada dheer qaatay? Gastric gu laakiin miyuu Sababaa Xanuunka Noocan ah?