Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Walaalkey habeenkii ayuu isku kaadiyaa?

(1/1)

Ismail mahad:
asc Dr
waxa jira wiil walalkay ah oo iga yar waa 16 sano jir. habeenkii ayu isku kaadiyaa mana ahan joogto habeen kasta.
yarantiisii waa uu fiicnaa lakin 3- ila 2 labadii sano ee u dambeysay ayu bilabay sidan.
dhakhtar kee ku habeen eed aad igula talineysaan?
Mahadsanid.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version