Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun ayaan ka dareemaa lugta?

(1/1)

Ahmed:
Asc salaan kadib Somalidoc  ad aya ugu mahadsantihin sida bulshada ugu adegtan:
Sual yar aya qaba , o ku sabsan in mud ah aya waxa xanun an badnen ka darema lugta waliba mesha dhulka la dhigo e ciribta ah, waxa ugu daran marka hurdada kaso kaco xigas inan hitinayo xata wala idarema mudo sanad ahna wa isku arka hadi gacanta ku rixana waxa darema in xanun gudaha uka jiro o wa dhibsanaa : bal wixi ilaah idinaka bajiyo iso dirraa wa jazakuma lah khayr:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version