Author Topic: Su'aal: Iftiin markaan eego, sidii qaanso roobeed?  (Read 2275 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdullahi Abdiwali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Iftiin markaan eego, sidii qaanso roobeed?
« on: May 12, 2019, 05:19:07 PM »
ASC WR WB wan idin salaamay dhakhatiirta soomaliyeed  wllyal Waxan isku arkay markan wax iftiin leh eego midabo badan oo sida qaanso roobeedka u eg oo ku hareeraysan iftiinka iiga soo jawaaba walalayaal allaha idinka ajir siiye




 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6928
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18453
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47818
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116694
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9387
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc