Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Iftiin markaan eego, sidii qaanso roobeed?
(1/1)
Abdullahi Abdiwali:
ASC WR WB wan idin salaamay dhakhatiirta soomaliyeed wllyal Waxan isku arkay markan wax iftiin leh eego midabo badan oo sida qaanso roobeedka u eg oo ku hareeraysan iftiinka iiga soo jawaaba walalayaal allaha idinka ajir siiye
Navigation
[0] Message Index
Go to full version