Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa mudda i xanuunaya dhabarka?
(1/1)
Hussein22:
Asc dhamaan waxaan salamayaa howl wadeenada webkaan midgaara waxaan salamayaa drka uheelan inow baahi tiro wallaalihiisa ubahan aqoonta illaahey uhibeeyay waxaan leeyahay Dr illaahey hakaa abaal Mariyo waxaan inbadan kutaxnaan balse waxaa igu adkaaday soogudbinta baahidaan qabo su aalahaan qaway qaarbadadoo kamida waan kahelay halkaan waana kaaga mahadcelinayaa intaa kadib su aalahaan qawaa wexey tahay waxaa muda ixanuunaya dhabarka iya lugta midig qeybteeda kore xagasha illa badhida dhowr Mar ayaan dhaqtar utegay raaja xitaa waaleysaaray wax cilada maqabtid ayey idheheen xanoonkina waa ihayaa masajna wey iidireen waan tegay xoogaa inaan kufiicnaanayaad moodaa midakale waxaan useexdaa dhabar dhabar lugta mudig uma jiifi karo wey ihureysaa kuleel iya xanuun isku daran marka dr adoomahadsan xanuunkaas moxow noqon karaa mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
Go to full version